Back to Top

Ilkacase Qays - Nimaan Ciilay Baa I Caaya [Original] Lyrics



Ilkacase Qays - Nimaan Ciilay Baa I Caaya [Original] Lyrics




[ Featuring Hodan Abdirahman ]

#CHORUS
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen

#VERSE
Caziiz cududu i siiyay
Hadaan casarkii cabeesto
Cishihii casharkaa ku siiyoo
Intaad hurdadaba ka caagto
Haa quruntoo ciil la oydo
Cirfiid camal aad u yeedho
Ileen carab ma tihiine
Carada cuna oo cantuuga (huh)
Hadaan caadil ii carooneen
Cagtaba dhulka ma idin saarteen
Cidaan ahay aan ku baro hoyhoy
Aniga cadow iima goodiyo
Meeshaan cagta dhiguu ka cararaa
Woy ka cararaa oo ka caagaa
Anaa waligey ku ciili jiraye
Talow cirka ma igu soo dumi

#CHORUS
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen

#VERSE
Kuwaan shalay ceel ku riday baa
Caloosha cuqdad iigu qaaday
Coladooda kama caroodo
Wakaa calankeegi caawa
Cirka sare caadka gaaray
Cudoontii aan calmaday iyo
Cindiga guud caleema saaray
Caqligu doortee casuumay
Caruus baa nolol ciyaaree
Nacabka ciil ha u dhamaado
Caradaan anagaa ka talino
Cid kale uma dawa fadhino
Cadkaan doonaan camiranaa
Dhaanto iyo saar baan ciyaarnaa
Muxuu caawa naga badalayaa
Calankeena booramuu babanaayaa
Caaqil baan ahay aan cabsoonin
Cilmigana dhigo caalamkoo dhan
Lama ciyaaro caruurtaan ciilan
Ciiltire waa magaca ii baxay
Cida aan ahay aan cadeeyee
Cadowgeena waan cashuurnaa
Waan ciqaabnaa cuqdad ku beernaa
Waan caanaadnaa oo hoqorinaa

#CHORUS
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen
[ Correct these Lyrics ]

[ Correct these Lyrics ]

We currently do not have these lyrics. If you would like to submit them, please use the form below.


We currently do not have these lyrics. If you would like to submit them, please use the form below.




#CHORUS
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen

#VERSE
Caziiz cududu i siiyay
Hadaan casarkii cabeesto
Cishihii casharkaa ku siiyoo
Intaad hurdadaba ka caagto
Haa quruntoo ciil la oydo
Cirfiid camal aad u yeedho
Ileen carab ma tihiine
Carada cuna oo cantuuga (huh)
Hadaan caadil ii carooneen
Cagtaba dhulka ma idin saarteen
Cidaan ahay aan ku baro hoyhoy
Aniga cadow iima goodiyo
Meeshaan cagta dhiguu ka cararaa
Woy ka cararaa oo ka caagaa
Anaa waligey ku ciili jiraye
Talow cirka ma igu soo dumi

#CHORUS
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen

#VERSE
Kuwaan shalay ceel ku riday baa
Caloosha cuqdad iigu qaaday
Coladooda kama caroodo
Wakaa calankeegi caawa
Cirka sare caadka gaaray
Cudoontii aan calmaday iyo
Cindiga guud caleema saaray
Caqligu doortee casuumay
Caruus baa nolol ciyaaree
Nacabka ciil ha u dhamaado
Caradaan anagaa ka talino
Cid kale uma dawa fadhino
Cadkaan doonaan camiranaa
Dhaanto iyo saar baan ciyaarnaa
Muxuu caawa naga badalayaa
Calankeena booramuu babanaayaa
Caaqil baan ahay aan cabsoonin
Cilmigana dhigo caalamkoo dhan
Lama ciyaaro caruurtaan ciilan
Ciiltire waa magaca ii baxay
Cida aan ahay aan cadeeyee
Cadowgeena waan cashuurnaa
Waan ciqaabnaa cuqdad ku beernaa
Waan caanaadnaa oo hoqorinaa

#CHORUS
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen
Cawaan hadalkii cizaba maleh
Nimaan ciilay baa i caaya
Haduu caadil ii carooneen
Cadowga cagta soo ma mariyeen
[ Correct these Lyrics ]
Writer: Abdullahi Subeir, Mohamed Qays
Copyright: Lyrics © Horn of Africa Entertainment

Back to: Ilkacase Qays



Ilkacase Qays - Nimaan Ciilay Baa I Caaya [Original] Video
(Show video at the top of the page)


Performed By: Ilkacase Qays
Featuring: Hodan Abdirahman
Length: 2:51
Written by: Abdullahi Subeir, Mohamed Qays
[Correct Info]
Tags:
No tags yet