Back to Top

Ilkacase Qays - Cirka Ii Jira Cabaar [Original] Lyrics



Ilkacase Qays - Cirka Ii Jira Cabaar [Original] Lyrics




#VERSE
Maxaan barye meel cidlaa kaligee ibarye
Cadow badan igu qoslay qiso iga qoray
Calafkeega inaan horta la imooday
Cadaadiyo ceel kari la iga soo wacay
Had ma guursan calafkaaga raadsan
Cid walbaa ii tiri laakiin caawa heelay
Yartaan ku riyoon jiray caawaan helay
Ceyni dumar caqli badan caawaan helay
Dhal culimo duceesan caawaan heelay
Caaqil dhalay gardaadiye caawaan heelay
Hooyo gaari ah carbisaa caawan heelay
Camal wanaagsan cilmi i bartaan helay
Caadil baa i siiyay xuural caytii dunidaa
Soo cilaamo quruxeey oo babe
Aan wada caweeno oo babe
Cirka sare aadne babe
Ila dheel ciyaarta oo babe
Saar cageetka ila dheel oo babe
Goobta wee camiran tahay oo babe
Yartaan calfaday nimcaay oo babe

#CHORUS
Midaan calmaday hadaan helay caawa
Cadaan iyo madow la ii tumi caawa
Soo xatreeya bal kuligiina caawa
Cirkaa ii jiro cabaar aniga caawa
Midaan calmaday hadaan helay caawa
Cadaan iyo madow la ii tumi caawa
Soo xatreeya bal kuligiina caawa
Cirkaa ii jiro cabaar aniga caawa

#VERSE
Hooyo caziizo iyo aabo qaliif ba yiri
Yartu waa ceeblee yeenan ciishoonin
Caro iyo caqabna ka ilaali
Ceel bardiyo huuno dhulka cagaarka ahaa
Caaqilada coowsha qani cadka ee dagaan
Boqortooyada cigala carigee dagaan
Dogob iyo bacaad weyn xirsigu dagaan
Caradeena hodan dalxiis haloo geeyo
Cadeey inanteena dalxiis haloo geeyo
Codcod iyo caano geel quraac uga dhiga
Yarta lama ciilo lama huuno canaanto
Cida ee ka dhalatay neh boqortooye weeye
Cumarka carada huuno ka taliyaa dhalay
Aabo curad dhalay oo cartami baa dhalay
Markaan cabiray yarta caqligeedana
I cajabiysayee oo waan caashaqay
Is calfanayee na caleema saara
Cimri dheer iyo ubad caafimaad qaba
Caasi noqoneenin caadil nooga tuuga
Yartaan calfaday nimcaay oo babe

#CHORUS
Midaan calmaday hadaan helay caawa
Cadaan iyo madow la ii tumi caawa
Soo xatreeya bal kuligiina caawa
Cirkaa ii jiro cabaar aniga caawa
Midaan calmaday hadaan helay caawa
Cadaan iyo madow la ii tumi caawa
Soo xatreeya bal kuligiina caawa
Cirkaa ii jiro cabaar aniga caawa
[ Correct these Lyrics ]

[ Correct these Lyrics ]

We currently do not have these lyrics. If you would like to submit them, please use the form below.


We currently do not have these lyrics. If you would like to submit them, please use the form below.




#VERSE
Maxaan barye meel cidlaa kaligee ibarye
Cadow badan igu qoslay qiso iga qoray
Calafkeega inaan horta la imooday
Cadaadiyo ceel kari la iga soo wacay
Had ma guursan calafkaaga raadsan
Cid walbaa ii tiri laakiin caawa heelay
Yartaan ku riyoon jiray caawaan helay
Ceyni dumar caqli badan caawaan helay
Dhal culimo duceesan caawaan heelay
Caaqil dhalay gardaadiye caawaan heelay
Hooyo gaari ah carbisaa caawan heelay
Camal wanaagsan cilmi i bartaan helay
Caadil baa i siiyay xuural caytii dunidaa
Soo cilaamo quruxeey oo babe
Aan wada caweeno oo babe
Cirka sare aadne babe
Ila dheel ciyaarta oo babe
Saar cageetka ila dheel oo babe
Goobta wee camiran tahay oo babe
Yartaan calfaday nimcaay oo babe

#CHORUS
Midaan calmaday hadaan helay caawa
Cadaan iyo madow la ii tumi caawa
Soo xatreeya bal kuligiina caawa
Cirkaa ii jiro cabaar aniga caawa
Midaan calmaday hadaan helay caawa
Cadaan iyo madow la ii tumi caawa
Soo xatreeya bal kuligiina caawa
Cirkaa ii jiro cabaar aniga caawa

#VERSE
Hooyo caziizo iyo aabo qaliif ba yiri
Yartu waa ceeblee yeenan ciishoonin
Caro iyo caqabna ka ilaali
Ceel bardiyo huuno dhulka cagaarka ahaa
Caaqilada coowsha qani cadka ee dagaan
Boqortooyada cigala carigee dagaan
Dogob iyo bacaad weyn xirsigu dagaan
Caradeena hodan dalxiis haloo geeyo
Cadeey inanteena dalxiis haloo geeyo
Codcod iyo caano geel quraac uga dhiga
Yarta lama ciilo lama huuno canaanto
Cida ee ka dhalatay neh boqortooye weeye
Cumarka carada huuno ka taliyaa dhalay
Aabo curad dhalay oo cartami baa dhalay
Markaan cabiray yarta caqligeedana
I cajabiysayee oo waan caashaqay
Is calfanayee na caleema saara
Cimri dheer iyo ubad caafimaad qaba
Caasi noqoneenin caadil nooga tuuga
Yartaan calfaday nimcaay oo babe

#CHORUS
Midaan calmaday hadaan helay caawa
Cadaan iyo madow la ii tumi caawa
Soo xatreeya bal kuligiina caawa
Cirkaa ii jiro cabaar aniga caawa
Midaan calmaday hadaan helay caawa
Cadaan iyo madow la ii tumi caawa
Soo xatreeya bal kuligiina caawa
Cirkaa ii jiro cabaar aniga caawa
[ Correct these Lyrics ]
Writer: Abdullahi Subeir, Mohamed Qays
Copyright: Lyrics © Horn of Africa Entertainment

Back to: Ilkacase Qays



Ilkacase Qays - Cirka Ii Jira Cabaar [Original] Video
(Show video at the top of the page)


Performed By: Ilkacase Qays
Length: 2:38
Written by: Abdullahi Subeir, Mohamed Qays
[Correct Info]
Tags:
No tags yet